Garsoore ka tirsanaa Maxkamadaha Al-shabaab oo isku soo dhiibay DF

Garsoore ka tirsanaa Maxkamadaha Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamada dowlada Somalia ee howlgalada ka wada gobolada dhexe ee dalka. Maxamed Muuse Wehliye ayaa ka mid ahaa garsoorayaal Al-Shabaab kala shaqeynayey Maxkamad ay ku leeyihiin degmada Galhareeri ee Gobolka Galgaduud. Waxaa uu sheegay isagoo la hadlayey Warbaahinta dowlada inuu Al-shabaab si toos ah ula shaqeynayey … Continue reading Garsoore ka tirsanaa Maxkamadaha Al-shabaab oo isku soo dhiibay DF